BEGINNER S - Morgan Nilsson

3y ago
58 Views
2 Downloads
8.82 MB
143 Pages
Last View : 11d ago
Last Download : 3m ago
Upload by : Evelyn Loftin
Transcription

UNIVERSITY OF GOTHENBURGDEPARTMENT OF LANGUAGES AND LITERATURESP.O.B. 200 SE 405 30 GOTHENBURG SWEDENBEGINNER’SSOMALI READERAssembled, adapted and tone-marked byMorgan NilssonUpdated2 January 2021This is work in progress. Read it critically!Feel free to contact me with comments.morgan.nilsson@gu.seNew offer of free net-based courses in Somali at UG

PrefaceThe majority of texts in this reader have been collected from differentSomali school books published since the beginning of the 1970’s untiltoday, in Mogadishu and Hargeysa, as well as in Ethiopia. Wherenecessary, some of the texts have been slightly adapted (orthographicallystandardised, grammatically or factually corrected, lexically or syntactically simplified etc.), and most of the texts have been tone-marked.The dialogues were originally published in a textbook called Beginning inSomali, written before the introduction of Somali as the official languge ofSomalia. Since no official orthography had then been agreed upon, thetextbook was written in a unique phonetic script. Therefore, with the kindencouragement of Richard D. Molitor, one of the original authors, thedialogues have been transcribed in today’s standard Somali orthograhy.Mp3 files with recordings of almost all the texts can be found here.Many of the original publications can be retrieved from Archivio Somalia:J.J. Pia, P.D. Black & M.I. Samater. 1966. Beginning in Somali. SyracuseUniversity, NY.J.J. Pia & R.D. Molitor. 1969. Reading in Somali: An Elementary CulturalReader. Volume I: Reader. Syracuse University, NY.J.J. Pia & R.D. Molitor. 1969. Reading in Somali: An Elementary CulturalReader. Volume II: Pony and Glossary. Syracuse University, NY.1

Speakers1 / B1man from Beledweyne2 / M2man from Mogadishu3 / M3man from Mogadishu4 / K4man from Kismaayo5 / H5man from HargeisaSymbolsáthe accent marks High Toneāthe bar marks Reduced (less prominent) High Tone a vertical arrow after a word marks phrase final rising intonationxxxa yellow background means that the speaker says something(slightly) different from what is written, probably due to a slipof the tongueThe tone marking reflects the way the speakers pronounce the texts inthe accompanying recordings. This means that there will often bealternative ways of pronouncing the same words or phrases. When thereis more than one recording and there are notable differences, bothpronunciations are rendered, e.g. lábo labó.2

Lesson 1 ‒ Text1.1Xisaab 2 (2001: 129)3

Lesson 1 ‒ Dialogues 1‒31.0– Magacaa?– Magacaygu waa Yuusuf.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Yuúsuf.H5– Magacáa?– Mágacáygu waa Yuúsuf.1.1– Magacaa?– Magacaygu waa Muuse.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Muúse.H5– Magacáa?– Mágacāygu waa Muúse.1.2– Magacaa?– Magacaygu waa Faadumo.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Faadúmo.1.3– Magacaa?– Magacaygu waa Cali.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Cáli.1.4– Magacaa?– Magacaygu waa Xaliimo.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Xaliímo.1.5– Magacaa?– Magacaygu waa Nuur.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Núur.4

1.6– Magacaa?– Magacaygu waa Leyla.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Leýla.1.7– Magacaa?– Magacaygu waa Faarax.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Faárax.1.8– Magacaa?– Magacaygu waa Xaawo.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Xaáwo.1.9– Magacaa?– Magacaygu waa Aadan.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Aádan.1.10– Magacaa?– Magacaygu waa Maryan.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Máryan.2.0– Magacaa?– Magacaygu waa Cabdi.– Cabdi ayo?– Cabdi Faarax.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Cábdi.– Cábdi ayo?– Cábdi Faarax.H5– Magacáa?– Mágacāygu waa Cábdi.– Cábdi ayo?– Cábdi Faarax.2.1– Magacaa?– Magacaygu waa Muuse.– Muuse ayo?– Muuse Maxamed.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Muúse.– Muusé ayo?– Muusé Maxamed.5

2.2– Magacaygu waa Maxamed.Magacaa?– Magacaygu waa Faadumo.– Faadumo ayo?– Faadumo Cabdi.M3– Mágacaygu waa Maxámed.Magacáa?– Mágacaygu waa Faadúmo.– Faadumá ayo?– Faadumá Cabdi.2.3– Magacaygu waa Caasho.– Caasho ayo?– Caasho Muuse. Magacaa?– Xaliimo.– Xaliimo ayo?– Xaliimo Xasan.2.3 M3– Mágacaygu waa Caásho.– Caashá ayo?– Caashá Muuse. Magacáa?– Xaliímo.– Xaliimá ayo?– Xaliimá Xasan.2.4– Magacaa?– Magacaygu waa Safiyo.– Safiyo ayo?– Safiyo Nuur.2.4 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Safíyo.– Safiyá ayo?– Safiyá Nuur.2.5– Magacaygu waa Luul. Magacaa?– Magacaygu waa Xasan.– Xasan ayo?– Xasan Maxamed.2.5 M3– Mágacaygu waa Lúul. Mágacaa?– Mágacaygu waa Xásan.– Xásan ayo?– Xásan Maxamed.2.6– Magacaygu waa Nimco.– Nimco ayo?– Nimco Yuusuf. Magacaa?– Khadra.– Khadra ayo?– Khadra Cabdullaahi.2.6 M3– Mágacaygu waa Nímco.– Nímco ayo?– Nimcá Yuusuf. Magacáa?– Khádra.– Khadrá ayo?– Khadrá Cabdullaahi.6

3.0– Magacaa?– Magacaygu waa Cabdi.– Cabdi ayo?– Cabdi Faarax.– Cabdiyow, barasho wanaagsan.– Barasho wanaagsan.3.0 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Cábdi.– Cábdi ayo?– Cábdi Faarax.– Cābdiyóow, barashó wanaagsan.– Barashó wanaagsan.3.0 H5– Magacáa?– Mágacáygu waa Cábdi.– Cábdi ayo?– Cábdi Faarax.– Cábdiyow, barashó wanaāgsan.– Barashó wanaagsan.3.1– Magacaa?– Magacaygu waa Emma.– Emma ayo?– Emma Danielsson.– Emma, barasho wanaagsan.– Barasho wanaagsan.3.1 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Émma.– Émma ayo?– Emma Dánielsson.– Émma, barashó wanaagsan.– Barashó wanaagsan.3.1 H5– Magacáa?– Mágacáygu waa Eémma.– Eemmá ayo?– Eemmá Daniélsson.– Eémma, barashó wanaāgsan.– Barashó wanaagsan.7

3.2– Magacaa?– Magacaygu waa Cabdi.Adigana magacaa?– Magacaygu waa Cali.– Caliyow, barasho wanaagsan.– Cabdiyow, barasho wanaagsan.3.2 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Cábdi.Adígána magacáa?– Mágacaygu waa Cáli.– Cāliyóow, barashó wanaagsan.– Cábdiyow, barashó wanaagsan.3.2 H5– Magacáa?– Mágacáygu waa Cábdi.Adígana magacáa?– Mágacáygu waa Cáli.– Cáliyow, barashó wanaāgsan.– Barashó wanaāgsan.3.3– Magacaa?– Magacaygu waa Muuse.– Muusow, barasho wanaagsan.– Barasho wanaagsan.3.3 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Muúse.– Muúsōw, barashó wanaagsan.– Barashó wanaagsan.3.4– Magacaa?– Magacaygu waa Maxamed.Adigana magacaa?– Magacaygu waa Axmed.– Axmedow, barasho wanaagsan.– Maxamedow, barashowanaagsan.3.4 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Maxámed.Adígana magacáa?– Mágacaygu waa Áxmed.– Áxmedów, barashó wanaagsan.– Maxámedów, barashówanaagsan.8

3.5– Magacaa?– Magacaygu waa Faadumo.– Faadumo ayo?– Faadumo Axmed.Adigana magacaa?– Magacaygu waa Sahra.– Sahra ayo?– Sahra Cabdi.– Sahra, barasho wanaagsan.– Barasho wanaagsan.3.5 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Faadúmo.– Faadumá ayo?– Faadumá Axmed.Adígana magacaa?– Mágacaygu waa Sáhra.– Sahrá ayo?– Sahrá Cabdi.– Sáhra, barashó wanaagsan.– Barashó wanaagsan.3.6– Magacaa?– Magacaygu waa Amaal.– Amaal ayo?– Amaal Liibaan.– Amaal, barasho wanaagsan.– Barasho wanaagsan.3.6 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Ámal.– Ámal ayo?– Ámal Liibaan.– Ámal, barashó wanaagsan.– Barashó wanaagsan.3.7– Magacaa?– Magacaygu waa Filsan.Adigana magacaa?– Magacaygu waa Ruqiya.– Ruqiya, barasho wanaagsan.– Filsan, barasho wanaagsan.3.7 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Fílsan.Adígana magacaa?– Mágacaygu waa Ruqíya.– Rúqiya, barashó wanaagsan.– Fílsan, barashó wanaagsan.3.8– Magacaa?– Magacaygu waa Sacdiya.– Sacdiya, barasho wanaagsan.– Barasho wanaagsan.3.8 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Sacdíya.– Sácdiya, barashó wanaagsan.– Barashó wanaagsan.9

3.9– Magacaa?– Magacaygu waa Nadiifa.Adigana magacaa?– Magacaygu waa Faa’iso.– Faa’iso, barasho wanaagsan.– Nadiifa, barasho wanaagsan.3.9 M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Nadiífa.Adígana magacaa?– Mágacaygu waa Faa’íso.– Fáa’iso, barashó wanaagsan.– Nadiífa, barashó wanaagsan.Beginning in Somali (1966: 1‒7)10

Lesson 2 - Texts2.1 Tíri oo ákhrihállábosáddexáfarshán11

Tíri oo ákhrilíxtoddóbasiddéedsagaáltobánXisaab 1, Hargeysa 2001: 34‒3512

Tíri, ákhri oo qórków iyo tobanlabá iyo tobansáddex iyo tobanáfar iyo tobanshán iyo toban13

Tíri, ákhri oo qórlíx iyo tobantoddobá iyo tobansiddéed iyo tobansagaál iyo tobanXisaab 1, Hargeysa 2001: 67‒6814

2.2 Waa ímmisa?ków iyo tobanlabá iyo tobansáddex iyo tobanáfar iyo tobanshán iyo tobanlíx iyo tobantoddobá iyo tobansiddéed iyo tobansagaál iyo tobanXisaab 1, Hargeysa 2001: 6915

2.3 Tíri, ákhri oo qórtobán iyo kōwtobán iyo lābatobán iyo sāddextobán iyo āfartobán iyo shān16

Tíri, ákhri oo qórtobán iyo līxtobán iyo toddōbotobán iyo siddēedtobán iyo sagaālXisaab 1, Muqdisho 2001: 67‒6817

2.4 Waa ímmisa?tobán iyo kōwtobán iyo lābotobán iyo sāddextobán iyo āfartobán iyo shāntobán iyo līxtobán iyo toddōbotobán iyo siddēedtobán iyo sagaālXisaab 1, Muqdisho 2001: 69.18

2.5 SáhraSahráÁxmedSahrá Aaminá SafiyáTani waa Sahrá.Tani waa SahráAamináSafiyáAf-Soomaali 1, Muqdisho 1994: 172-17719

2.6 ÁxmedKani wāa Áxmed.Cúmar Áxmed CáliKani wāa CáliÁxmedCúmarKani wāa ÁxmedCáliCúmarSubáx wanaagsān, Sáhra.Subáx wanaagsān, Fáadumo.Af-Soomaali 1, Muqdisho 1994: 180-189Tani wāa Safiyá / Sáfiya.Safíya waa ardayád.Tani wāa Aaminá / Aamína.Aamína waa macallimád.Tani wāa Sahrá / Sáhra.Sáhra waa ardayád wanaagsān.Kani wāa Áxmed.Axmed waa árday.Kani wāa Cúmar.Cumar waa macállin.Kani wāa Cáli.Cali waa árday wanaagsān.20

2.7 Kani wāa Kani wāa Khaálid.Tani wāa Xaddiyá.XaddíyaKani wāa Bashíir.Tani wāa Nadiifá.NadiífaTani wāa Suúbban.Tani wāa Lúul.Kani wāa Cáwil.Kani wāa Sugullé.SugúlleWaxbarashada Caafimaadka 2, Muqdisho 1994: 10‒1621

2.8 Ákhrimúusbáskúrsimíisgéedkábmás2.9 f-Soomaali 1, Muqdisho 199422

2.10 AkhriléebseéfmíisliíncéelgéedjíirN / doólliS2.11 Soomaali 1, Muqdisho 199423

2.12 Ákhriló’rí’gó’wíilgabádh2.13 árdaymúndulAf-Soomaali 1, Muqdisho 199424

2.14 ekóAf-Soomaali 1, Muqdisho 199425

2.15 másaráwrmaqálshaátisurwáalnaágAf-Soomaali 1, Muqdisho 199426

2.16 aywebíwíildúgsimúndulAf-Soomaali 1, Muqdisho 199427

Lesson 2 ‒ Dialogues 4‒64.0B – Magaciis?T – Magaciisu waa Yuusuf.B – Yuusufow, maxaad sheegtay?Y – Nabad.M3B – Magacíis?T – Mágaciisu waa Yuúsuf.B – Yuúsufōw, maxáad sheegtay?Y – Nabád.H5B – Magacíi?T – Mágacíisu waa Yuúsuf.B – Yuúsufōw, maxáad sheegtay?Y – Nabád.4.1– Magaciis?– Magaciisu waa Yuusuf.M3– Magacíi?– Mágaciisu waa Yuúsuf.H5– Magacíi?– Mágacíisu waa Yuúsuf.4.2– Magaciis?– Magaciisu waa Cabdi.– Cabdiyow, maxaad sheegtey?– Nabad.M3– Magacíis?– Mágaciisu waa Cábdi.– Cābdiyów, maxáad sheegtey?– Nabád.H5– Magacíi?– Mágacíisu waa Cábdi.– Cábdiyow, maxáad sheegtey?– Nabád.28

4.3– Magacaa?– Magacaygu waa Muuse.– Magacii?– Magaciisu waa Xasan.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Muúse.– Magacíi?– Magacíisu waa Xásan.H5– Magacáa?– Mágacáygu waa Muúse.– Magacíi?– Mágacíisu waa Xásan.4.4– Ma nabad baa?– Nabad.– Magacaa?– Magacaygu waa Xasan.– Xasan ayo?– Xasan Cali.– Magaciis?– Magaciisu waa Cabdi.– Cabdi ayo?– Cabdi Jaamac.M3– Ma nabád baa?– Nabád.– Magacáa?– Mágacaygu waa Xásan.– Xásan ayo?– Xásan Cali.– Magacíis?– Mágaciisu waa Cábdi.– Cábdi ayo?– Cábdi Jaamac.5.0– Ma nabad baa?– Nabad.– Alxamdulillaah!M3– Ma nabád baa?– Nabád.– Alxámdulillaah!H5– Ma nabád bāa?– Nabád.– Alxámdulīllaah!– Alxámdulīllaah!29

5. 1– Magacaa?– Magacaygu waa Faadumo.– Ma nabad baa?– Nabad.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Faadúmo.– Ma nabád baa?– Nabád.H5– Magacáa?– Mágacáygu waa Faadumó.– Ma nabád bāa?– Nabád.5.2– Ma nabad baa?– Nabad. Magacaa?– Magacaygu waa Xasan.M3– Ma nabád baa?– Nabád. Magacáa?– Mágacaygu waa Xásan.H5– Ma nabád bāa?– Nabád. Magacáa?– Mágacáygu waa Xásan.30

5.3– Magacaa?– Magacaygu waa Xasan. Adiganamagacaa?– Magacaygu waa Faadumo.– Faadumooy, sidee tahay?– Waa nabad. Adigana sideetahay?– Nabad.M3– Magacáa?– Mágacaygu waa Xásan. Adíganamagacaa?– Mágacaygu waa Faadúmo.– Faadūmóoy, sidée tahay?– Waa nabád. Adígana sidéetahay?– Nabád.H5– Magacáa?– Mágacāygu waa Xásan.Magacáa?– Mágacáygu waa Faadúmo.– Faadúmóoy, maxáad sheegtay?– Wáa nabad. Ma nabád bāa?– Wáa nabad.– Alxámdulīllaah.31

5.4– Magacaygu waa Faadumo.Magacaa?– Magacaygu waa Yuusuf.Barasho wanaagsan.– Barasho wanaagsan. Maxaadsheegtay?– Nabad. Ma nabad baa?– Nabad.M3– Mágacaygu waa Faadúmo.Magacáa?– Mágacaygu waa Yuúsuf.Barashó wanaagsan.– Barashó wanaagsan. Maxáadsheegtay?– Nabád. Ma nabád baa?– Nabād.H5– Mágacāygu wāa Faadúmo.Magacaa?– Mágacāygu waa Yuúsuf.Barashó wanaāgsan.– Barashó wanaāgsan. Maxáadsheegtay?– Nabád. Ma nabád bāa?– Nabád.6.0B – Magaceed?T – Magaceedu waa Xaliimo.B – Xaliimo ayo?T – Xaliimo Maxamed.B – Xaliimooy, ma nabad baa?X – Waa nabad.M3B – Magaceéd?T – Mágaceedu waa Xaliímo.B – Xaliimó ayo?T – Xaliimó Maxamēd.B – Xaliímóoy, ma nabád baa?X – Waa nabād.H5B – Magacéed?T – Mágacēedu waa Xaliímo.B – Xaliimá ayo?T – Xaliimó Maxamed.B – Xaliímōoy, ma nabád bāa?X – Wáa nabad.32

6.1– Iyada magaceed?– Magaceedu waa Duniya.H3– Iyáda magaceed?– Mágaceedu waa Duníya.M5– Magacéed?– Mágacéedu waa Duníya.6.2– Iyada magaceed?– Magaceedu waa Caasho.– Caasho ayo?– Caasho Xasan.M3– Iyáda magacēed?– Mágaceedu waa Caásho.– Caashó ayo?– Caashó Xasan.6.3B – Caashay, magaciis?C – Magaciisu waa Yuusuf.B – Yuusuf ayo?C – Yuusuf Maxamed.B – Yuusufow, sidee tahay?Y – Nabad. Adigana?B – Waa nabad.M3B – Caásháy, magacíis?C – Mágaciisu waa Yuúsuf.B – Yuúsuf ayo?C – Yuúsuf Maxamed.B – Yuúsufów, sidée tahay?Y – Nabád. Adígáná?B – Waa nabād.H5B – Caásháy, magacíi?C – Mágacíisu waa Yuúsuf.B – Yuúsuf ayo?C – Yuúsuf Maxāmed.B – Yuúsufów, maxáad sheegtay?Y – Nabád. Ma nabád báa?B – Wáa nabad.33

6.4– Xasanow, ma nabad baa?– Haa, waa nabad. Adigana sideetahay?– Waa nabad.M3– Xásanów, ma nabád baa?– Háa, waa nabad. Adígána sidēetahay?– Waa nabád.H5– Xásanóow, ma nabád báa?– Wáa nabad. Maxáad sheegtay?– Wáa nabad.Beginning in Somali (1966: 8‒15)34

Lesson 2 ‒ ReadingCaashá iyo FaadúmoTani ma Caáshaa?Máya. Waa Faadúmo.Tani ma Faadúmaa?35

Máya. Waa Caásho.Tani ma Caáshaa?Máya. Waa bisád.36

Caashá iyo Faadumo.Faadumó, Caashá iyo bisád.Af-Soomaali 1 (Hargeysa 2016: 99‒102)37

Lesson 33.1 Mágacaygu waa Mágacāygu wāa Faadumó.Mágacāygu wāa Caashá.Mágacāygu wāa Xásan.Af-Soomaali 1 (Hargeysa 2010: 27)Kani waa wíil.Wíilkani waa árday.Waa árday wanaagsān.– Mágacaygu waa Xásan.Barashó wanaagsān!Tani waa gabár.Gabártani waa ardayád.Waa ardayád wanaagsān.– Mágacaygu waa Nímco.Barashó wanaagsān!Waxbarashada Caafimaadka 2 (Muqdisho 1994: 13‒15)38

3.2 Kani waa JibríilKani waa Jibríil.Jibríil waa árday.Kani waa qólka Jibriil.Tani waa sariírta Jibriil.Kani waa dúgsiga Jibriil.Dúgsigu waa wéyn yahay.Kúwani waa ardaý.Waa fásalka Jibríil.Fásalku waa nadíif. Waa wéyn yahay.Macállinka Jibriil waa wanaagsán yahay.Waxbarashada Caafimaadka 2 (Muqdisho 1994: 1‒7)39

3.3 Khatárta jídkaKúwani waa labá wiil.Kani waa banoóniS./ Tani waa kubbádN.Kani waa baabúur yar.Baabuúrtu waa khatár.Kani wāa jíd.Waa jíd wéyn.Jídku waa khatár.Kani wāa nín.Nínku waa daallán yahay.Kani wāa Xírsi.Xírsi waa jirrán yahay.Waxbarashada Caafimaadka 2 (Muqdisho 1994: 43‒55)40

3.4 Tani waa túma?Tani waa túma? Tani waa Sáhra. Sahrá waa macallimád.Waa macallimád wanaagsān.Kani wáa maxay? Kani waa dúgsi. Waa dúgsiga Sahra.Dúgsiga Sahra waa wéyn yahay oo wanaagsán yahay.Kani waa kúma? Kani waa Muúse.Kani wáa maxay? Kani waa dukáan. Waa dukáanka Muuse.Muusé waa dukaanlé. Dukáanka Muuse waa yár yahay.Kani wáa maxay? Kani waa isbitáal. Waa isbitáal wéyn óo wanaagsān.Tani waa túma? Tani waa Máryan. Máryan waa dhakhtarád.Waa dhakhtarád wanaagsān.Kani waa kúma? Kani waa Áxmed. Áxmed waa kalkaalíye.Waa kalkaaliyé wanaagsān.Tani waa túma? Tani waa Aamína. Aaminá waa kalkaalíso.Waa kalkaalisó wanaagsān.Kani waa kúma? Kani waa Maxámed. Maxámed waa dhakhtár.Waa dhakhtár wanaagsān.– Muúse, wáa maxay kani?– Kani waa dukáankayga.– Jibríil, waa túma tani?– Tani waa macallimáddayda. Macallimáddaydu waa wanaagsán tahay.41

3.5 Ákhri oo kú qōr búuggaaga laýligaÁkhri oo kú qōr búuggaaga laýliga.Xisaab 1, Muqdisho 2001: 18Kú qōr líx, toddobó, siddéed íyo sagaāl búuggaaga laýliga.Xisaab 1, Muqdisho 2001: 38Tíri oo kú qōr tiráda búuggaaga laýliga.Xisaab 1, Muqdisho 2001: 3942

3.6 Waa ímmisa mitir ?Waa ímmisa mitir:1. dhérerka fásalkaaga?2. bállaca fásalkaaga?3. jóogga sabbuuráddafásalkaaga?4. jóogga albáabkafásalkaaga?Xisaab 1 (Muqdisho 2001: 95)43

Lesson 3 ‒ Dialogues 7‒97.0B – Ninkaas magaciis?T – Ninkaas magaciisu waaYuusuf.B – Yuusufoow, barashowanaagsan.Y – Barasho wanaagsan.M3B – Nínkaas magacíis?T – Nínkaas mágaciisu waaYuúsuf.B – Yuúsufōw, barashówanaagsan.Y – Barashó wanaagsan.H5B – Nínka magacíi?T – Mágacīisu waa Yuúsuf.B – Yuúsufōow, barashówanaāgsan.Y – Barashó wanaagsan.7.1B – Ninkaas magaciis?T – Magaciisu waa Cabdi.B – Cabdi ayo?T – Cabdi Yuusuf.M3B – Nínkaas magacíis?T – Mágaciisu waa Cábdi.B – Cábdi ayo?T – Cábdi Yuusuf.H5B – Nínka magacíi?T – Mágacíisu waa Cábdi.B – Cábdi ayo?T – Cábdi Yuusuf.44

7.2B – Faaraxoow, ma nabad baa?F – Waa nabad.B – Ninkaas magaciis?F – Magaciisu waa Maxamed.B – Maxamedoow, barashowanaagsan.M – Barasho wanaagsan.M3B – Faáraxōw, ma nabád baa?F – Wáa nabad.B – Nínkaas magacíis?F – Mágaciisu waa Maxámed.B – Maxamedóow, barashówanaagsan.M – Barashó wanaagsan.H5B – Faāraxóow, ma nabád bāa?F – Wáa nabad.B – Nínka magacíi?F – Mágacíisu waa Maxámed.B – Maxámedóow, barashówanaāgsan.M – Barashó wanaāgsan.45

7.3F – Cabdiyoow, iyadamagaceed?C1 – Magaceedu waa Caasha.F – Caasha, sidee tahay?C2 – Nabad, magacaa?F – Magacaygu waa Faarax.C2 – Faarax ayo?F – Faarax Maxamed.C2 – Barasho wanaagsan.M3F – Cábdiyów, iyáda magacēed?C1 – Mágaceedu waa Caásha.F – Caásha, sideé tahay?C2 – Nabád, magacáa?F – Mágacaygu waa Faárax.C2 – Faárax ayo?F – Faárax Maxamed.C2 – Barashó wanaagsan.H5F – Cābdóow, magacéed?C1 – Mágacéedu waa Caásho.F – Caásho, barashó wanaāgsan.Maxáad sheegtay?C2 – Nabád, magacáa?F – Mágacáygu waa Faárax.C2 – Faárax ayo?F – Faárax Maxāmed.C2 – Barashó wanaāgsan.8.0B – Inantaas magaceed?T – Inanta magaceedu waaCaasho.B – Caashooy, barashowanaagsan.C – Barasho wanaagsan.M3B – Inántaas magacéed?T – Inánta mágaceedu waaCaásho.B – Caáshóy, barashó wanaagsan.C – Barashó wanaagsan.H5B – Inánta magacéed?T – Inánta mágacéedu waaCaásho.B – Caáshóoy, barashówanaāgsan.C – Barashó wanaāgsan.46

8.1B – Inantaas magaceed?T – Inantaas magaceedu waaCaasho.B – Caasho ayo.T – Caasho Yuusuf.B – Caashooy, sidee tahay?C – Nabad. Ma nabad baa?B – Nabad.M3B – Inántaas magacéed?T – Inántaas mágaceedu waaCaásho.B – Caashó ayo.T – Caashó Yuusuf.B – Caáshóoy, sideé tahay?C – Nabád. Ma nabád baa?B – Nabād.H5B – Inánta magacéed?T – Inánta mágacéedu waaCaásho.B – Caashó ayo.T – Caashó Yuusuf.B – Caāshóoy, maxáad sheegtay?C – Nabad. Ma nabád bāa?B – Nabad.8.2B – Marwadaas magaceed?T – Marwadaas magaceedu waaAamina.B – Aaminaay, ma nabad baa?A – Nabad. Sidee tahay?B – Nabad.M3B – Marwádaas magacéed?T – Marwádaas mágaceedu waaAamína.B – Aamínāay, ma nabád baa?A – Nabád. Sideé tahay?B – Nabād.H5B – Magacéed?T – Mágacéedu waa Aamína.B – Aamínáay, ma nabád bāa?A – Nabad. Maxáad sheegtay?B – Nabad.47

8.3B – Wiilka magaciis?T – Wiilka magaciisu waaDaa’uud.B – Daa’uudoow, magacaygu waaCabdi. Barasho wanaagsan.D – Barasho wanaagsan.M3B – Wíilka magacíis?T – Wíilka mágaciisu waaDaa’úud.B – Daa’úudōw, mágacaygu waaCábdi. Barashó wanaagsan.D – Barashó wanaagsan.H5B – Wíilka magacíi?T – Wíilka magacíisu waaDaa’úud.B – Daa’úudóow, mágacáygu waaCábdi. Barashó wanaāgsan.D – Barashó wanaāgsan.8.4B – Inankaas magaciis?T – Inankaas magaciisu waaMaxamed.B – Maxamed ayo.T – Maxamed Cabdi.B – Maxamedoow, sidee tahay?M – Nabad. Ma nabad baa?B – Haa, waa nabad.M3B – Ínankaas magacíis?T – Ínankaas mágaciisu waaMaxámed.B – Maxámed ayo.T – Maxámed Cabdi.B – Maxámedóow, sideé tahay?M – Nabád. Ma nabád baa?B – Háa, waa nabād.8.5B – Ninkaas magaciis?T – Ninkaas magaciisu waaYuusuf.B – Yuusufoow, ma nabad baa?Y – Haa, waa nabad. Sidee tahay?B – Nabad.M3B – Nínkaas magacíis?T – Nínkaas mágaciisu waaYuúsuf.B – Yuúsufóow, ma nabád baa?Y – Háa, waa nabád. Sideé tahay?B – Nabad.48

9.0B – Magaciisu Xasan miyaa?T – Haa, magaciisu waa Xasan.B – Magaceedu Maryan miyaa?T – Haa, magaceedu waa M

The majority of in this reader have been collected from different texts Somali school books published since the beginning of the 1970’s until today, in Mogadishu and Hargeysa, as well as Ethiopia. Where in necessary, some of the texts have been slightly adapted (orthographically standardised, grammatically or factually corrected, lexically or syntac- tically simplified etc.), and most of the .

Related Documents:

ABOVE: Sherman Morgan was the most prominent son of the Justin Morgan horse (American Horses and Horse Breeding). Sherman Morgan was foaled about 1808 in Lyndon, Vermont during the time David Goss kept the original Justin Morgan horse. Justin Morgan, by that time, was 19 years old and his colts were very much valued.

2 FIVB Sports Development Department Beach Volleyball Drill-book TABLE OF CONTENTS 22 WARM-UP DRILLS LEVEL PAGES DRILL 1.1 VOLESTE (beginner) 10 DRILL 1.2 SINGLE TWO BALL JUGGLE (beginner) 11 DRILL 1.3 TWO BALL JUGGLE IN PAIRS (beginner) 12 DRILL 1.4 THROW PASS AND CATCH (beginner) 13 DRILL 1.5 SKYBALL AND CATCH (beginner) 14 DRILL 1.6 SERVE AND JOG (beginner) 15

JP Morgan Mozaic II Yes, roll return J.P. Morgan Strategic Balanced Index Yes, 2 & 3 month LIBOR JP Morgan U.S. Sector Rotator 5 Index Yes, 3 month Core & Res Merril Lynch RPM Index Yes, 3 month LIBOR Morgan Stanley Dynamic Allocation Yes, Fed Funds rate Morgan Stanley Dynamic Balance Yes, Fed Funds rate Morgan Stanley Expanded Horizons Yes, N/A

Group Piano Course Late Beginner (ages 8 10) Alfred’s Basic Late Beginner (ages 10 11) Chord Approach Adult Piano Course OR All-In-One Adult Piano Course Young Beginner (ages 5 7) Prep Course Beginner (ages 7 9) Alfred’s Basic For the youngest beginner, ages 4–6 Music for Little Mozarts, Books 1–4 lead into Prep Level C. 2

Bob St Jean Managing Director. J.P. Morgan Winston Fant Managing Director . J.P. Morgan Alec Grant Managing Director. J.P. Morgan Sue Dean. Managing Director J.P. Morgan. Hubert JP Jolly Managing Director J.P. Morgan. We are proud to sponsor the AFP Payments Fraud and Control Survey for the 13th consecutive year and share the 2021 report.

Compensation received by J.P. Morgan Securities LLC, JPMorgan Chase Bank, N.A. and their affiliates (collectively, J.P. Morgan), as well as the compensation that J.P. Morgan Wealth Advisors and J.P. Morgan Wealth Partners (collectively, advisors) reasonably expect to be paid from the products and services we offer

The Morgan Horse Magazine Leominster, Mass. Are You a Member of . . The MORGAN HORSE CLUB Every admirer, owner and breeder of Morgan Horses should support the work of the Club by maintaining regular membership. The Club carries on the American Morgan Horse Register, and is charged

Send an email to BetterU@fitstep.com with the word "subscribe" in the subject line. By Nick Nilsson Metabolic Surge is a training manual about the losing the most fat in the shortest amount of time possible. It is n